Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay Safaaraddeenna dalka Aljeeriya .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, waxaana Masuuliyiinta la socday...













