Dowladda Jordan Oo Israa’iil Ku Eedaysay Inay Ku Xadgudubtay Madax-bannaannida Soomaaliya
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa’iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay...















