Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasaaradda Amniga Hir-shabeele oo faah faahin ka bixisay Howlgallo Ciidamada Xoogga Dalku ka sameeyeen Gobolka Sh/dhexe

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Wasaaradda Amniga Hir-shabeele oo faah faahin ka bixisay Howlgallo Ciidamada Xoogga Dalku ka sameeyeen Gobolka Sh/dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele C/qaadir aadan Jeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jmahuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe kaasoo lagu baaqsanaayo maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab.

C/qaadir aadan Jeele Wasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele aya atilmaamay in Ciidamada Xoogga Soomaaliya howlgalkaan ku baacsanayaan maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab kuwaa soo wali ku dhuumaalaysanaaya deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe dhibaatana ku haaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Gobolkaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Amniga Hir-shabeele ayaa sheegay in maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab oo isku ekaysiinaya dadka Shabcabka ah ay dhibaatooyin kala duwan ku hayaan bulshada.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka Amniga:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/wasiirka-amniga-Hirshabeele.mp3
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka bandhiga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Somalia and Troop Contributing Countries call for a halt to AMISOM troop reduction

Next Post
Somalia and Troop Contributing Countries call for a halt to AMISOM troop reduction

Somalia and Troop Contributing Countries call for a halt to AMISOM troop reduction

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In