Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha  XFS oo  faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaal Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait ka dib markii  ay Dalka dib ugu soo laabatay.

Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in madaxda dawladda Kuwait ay isla garteen kordhinta taageerada ay ku bixiyaan horumarinta adeegyada dadwaynaha.

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaal Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxda ay la soo kulmeen ay kala hadleen sidii loo taageeri lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah kuwo kasoo ka banaya bur burkii Dalka ku dhacay.

Dhanka kale Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Wasaaradda dhalinyarada  iyo ciyaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ay diyaar garoow xoogga ugu jirto marti galinta 15 may oo ah maalinta dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

“Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal ku aadan horumarinta dhalinyarada iyo ciyaaraha Dalka taasoo ay baahi weyn u qabaan dhaliyarada Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda Soomaaliya iyo Gobalada Dalka”

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/Waraysi-Wasiirka-Dhalinyarada-iyo-Cayaaraha-Soomaaliya-Khadiijo-Maxamed-Diiriye.mp3

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka oo uga warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha Golaha Aqalka Sare qorshe hawlleedka Maamulka Gobolka Benaadir

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Arbaco 9-5-2018

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Arbaco  9-5-2018

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Arbaco 9-5-2018

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In