Ku simaha gudoomiyaha degmada Yaaqshiid ahna gudoomiye ku xigeen Deeq Muxumad Xasan Gaafoow oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka waramay xaaladda guud ee degmadaasi gaar ahaan dhinacyada amniga, nadaafadda, waxbarashada, ganacsiga iyo dadaallada socda ee maamulku ku horumarinayo adeegyada guud ee bulshada.
Halkan hoose ka dhageyso wareysiga gudoomiyaha