Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso+ Webiga Shabeele oo laga cabsi qabo in uu ku fataho deegaano kale

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso+ Webiga Shabeele oo laga cabsi qabo in uu ku fataho deegaano kale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Webiga shabeele ayaa wali Gobolka shabeelaha dhexe ka wada fatahaad baahsan taasoo saamayn ku yeelatay bulshada ku nool deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Guddoomiyaha degmada Jowhar ee Xaruunta Shabeelaha dhexe Cismaan Baarey oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ka cabsi qabaan in uu webigu ku fataho deegaano kale oo ka tirsan shabeelaha dhexe maadaama sida uu tilmaamay aysan jirin didaalo wax looga qabanaayo Xaaladda webiga uu ku haato tuulooyin Gobolkaas.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qayb galay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qayb galay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

March 29, 2026
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

March 29, 2026

Cismaan Baarey ayaa sheegay in looga baahan yahay hay’addaha Sama falka ay qaataan doorkooda ku aadan wax ka qabashada fatahaadda webiga taasoo saamayn aan wanaagsanayn ku yeelatay beeralayda ku nool Gobolka Shabeelaha dhexe.

Halkaan hoose ka dhegeyso G/Baarey:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/WARAYSI-GUDOOMIYAHA-MAGAALADA-JOWHAR-1.mp3
Previous Post

Xogo rasmi ah oo lagay heley toogashadii Las Vegas.

Next Post

Hoggaamiyaha Catalonia”Dhawaan waxaan ku dhawaaqeynaa madaxbanaani”

Next Post
Hoggaamiyaha Catalonia”Dhawaan waxaan ku dhawaaqeynaa madaxbanaani”

Hoggaamiyaha Catalonia”Dhawaan waxaan ku dhawaaqeynaa madaxbanaani”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qayb galay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qayb galay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qabgalay furitaanka Shirka Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo...

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Liiska horjoogeyaasha Khawaarijta ee lagu dilay howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirkii 11-aad Ee OACPS Ee Equatorial Guinea

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirkii 11-aad Ee OACPS Ee Equatorial Guinea

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Equatorial Guinea):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali , ayaa magaalada Malabo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In