Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo kormeeray Jaamacadda Khayre ee Baydhabo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo kormeeray Jaamacadda Khayre ee Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kormeeray Jaamacadda Khayre University ee Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ahna Caasimada KMG ah ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Kormeerka ay Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinayay Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya kuwaa soo booqday qeybaha kala duwan e Jaamacadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaanada kormeerka ku tagay Jaamacada Khayre University ee Baydhabo ayaa waxaa hugaaminaayay Xildhibaan Idiris Cabdi dhaqtar oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Jaamacadda Khayre University ee Magaalada Baydhabo ee Xauunta Gobolka Baay ayaa hirgaliyay R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre waxaana Jaamacadda si lacag la,aan ah Wax kaga barta Arday gaaraysa 150 kuwaa soo ka soo jeeda qoysas dan yar ah.

Siraaji shiikh Isaaq Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ee Gobolka Baay ayaa soo sheegaya in Jaamacadda Khayre University ee Magaalada Baydhabo in Xildhibaanadu xogwareysi la yeesheen Howl wadeenada Jaamacadda.

Halkaan hoose ka dhageyso Siraaji:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/WAREYSI-SIRAAAJI-BAYDHABO.mp3
Previous Post

Guddomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa kula kulmay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post

Dhageyso: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo heshiis la gashay Wasaaradda Waxbarashada Bagistaan

Next Post
Dhageyso: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo heshiis  la gashay Wasaaradda Waxbarashada Bagistaan

Dhageyso: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo heshiis la gashay Wasaaradda Waxbarashada Bagistaan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In