Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyarada Buulo-burde oo olole dhir beeris ah ka sameeyay wadooyinka magaalada +sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada Buulo-burde oo olole dhir beeris ah ka sameeyay wadooyinka magaalada +sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka dhalinyarada dagmada buulo-burte gobolka hiiraan oo kaashanayo  maamulka dagmada ayaa waxa ay sameeyeen in ay dhir ay ku beeran  qeybo ka mid ah wadooyinka Magaalada taasi oo lagu xusayo maalinta dhalinyarada ee 15-ka may.

Qaar ka mid ah dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in isagu soo baxeen qiimaha maalintaan maadaama ay la dhigi Karin munaasabado waa weyn oo dhalinyaradu isugu yimaadaan iyagoo laga cabsi qabo cudurka caalamka dhibaatada ku haayo ee Covid-19.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

“maanta waa maalin mudan in guud ahaan shacabka iyo dhalinyarada ay isi soo bax saameeyeen si ay u xasuustaan taariiqdii 13 dhalinyaro ee SYl oo ku leeyihiin dalka iyo halgalkii loo soo maray xurnimada aan ku naalooneyno iyo qaranka aan heysano sidaas ayaana isugu soo baxnay iyada uu dalka kala xiranyahay”Sidaas waxaa yiri qaar ka mid dhalinyarad oo warbaahinta la hadlay.

Dhalinyaradaan ayaa sidoo kale ku booriyay in laga wado qeyb-qaato ololaha wacyigalinta  Cudurka sarfmareenka ah ee Karoona Feyrus waxaana ay bulshada ugu baaqeen in la qaato fariimaha bahda caafimaadka .

15 May1943 –oo laga joogo 77-sano maanta oo kale ayay ku beegantahay aas-aaska  ururka dhalinyarada SYL ee kalinta weyn ka qaatay xoriyada dalka .

Previous Post

Jowhar oo maanta lagu dhigay xuska Maalinta 15-ka may+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay adeegga Macluumaadka WhatsApp

Next Post
Dowladda Oo Ballaarineysa Hannaaka Bulshada Looga Baarayo Xanuunka COVID-19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay adeegga Macluumaadka WhatsApp

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In