Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro Reer Miya oo Al Shabaab kula dagaalay Hiiraan+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhalinyaro Reer Miya oo Al Shabaab kula dagaalay Hiiraan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo deegaanada Miiga ah ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay dhalinyaro is abaabulay oo xoola dhaqata ah in ay dagaal kala hor tageen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al shabaab kuwaas oo dhawr jeer xoolo uga qaatay wax ay ku sheegeen Sako,

Waxaana iska hor imaadyo dhawr ah ay ka dheceen deegaano hoos yimaada Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan halkaas oo lagu soo waramayo in qasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu kala gaaray Maleeshiyaadka dagaalay ee Al shabaab iyo dadka deegaanka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Goob joogayaal la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay dhawr mar weeraro dhexmaray dadka deegaanka iyo Maleeshiyada Al shabaab in qasaaro loogu gaystay Kooxda Al shabaab,

Maaddaama dhalinyarada deegaanka ay aad u kala yaqaanaan dhulalka Baadiyaha ah ee ay shabaab kula dagaalameen, iyagoo ku dhawaad 10 maleeshiyaadka Al shabaabna lagu dilay weeraro kala duwan oo dhacay todobaadkii ina dhaafay.

Dhinaca kale maanta magaalada Baladweyne ee xaruta gobolka Hiiraan, waxaa la soo gaarsiiyay Dhaawaca ilaa 5 ka tirsan dhalinyaradii deegaanka ee Al shabaabka la dagaalamay kuwaas oo hada dhaawacyadooda lagu daweynayo Cusbitaalka guud ee magaalada B/weyne.

Xildhibaan nuur Iidoow Beyle oo ka mid ahaa xubno Barlamanka Soomaaliya ka tirsan oo maanta ku booqday Dhaawacyadaasi Cusbitaalka magaalada B/weyne ayaa sheegay in xildhibaan ahaan ay gacan siin doonaan dadka deegaanka maaddaama ay xaq u dirir yihiin.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolkaasi iyo kuwa midowga Africa ee Amissom ayaa hadda gobolkaasi ka wada dhaq dhaqaaqyo Ciidan kuwaas oo jeedkoodu yahay sidii gobolka looga saari lahaa guud ahaan argagixisada Al shabaab oo hada dhulal Baadiyaha ku dhuumanayay halkaas o shacabkana ay ku dhibaateeyaan si ka hor inta aan la dhisin maamulka labada gobo lee Hiiraan iyo shabeelada dhexe gobol u uxor uga ahaadoAl qaaidda.

vlcsnap-2016-01-30-21h12m14s198 vlcsnap-2016-01-30-21h17m07s64 vlcsnap-2016-01-30-21h17m13s115 vlcsnap-2016-01-30-21h18m04s117 vlcsnap-2016-01-30-21h18m11s188 vlcsnap-2016-01-30-21h18m32s142 vlcsnap-2016-01-30-21h19m58s238 vlcsnap-2016-01-30-21h20m04s37 vlcsnap-2016-01-30-21h20m09s91 vlcsnap-2016-01-30-21h21m26s87

Sawir qaade: Xasan Kaafi

Previous Post

7 Sano Kaddib Oo Bula Burde Laga Hirgaliyay Idaacad Madax Banaan “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha oo Addis Ababa uga qeybgalaya Shir Madaxeedkii 26-aad ee Afrika+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo Addis Ababa uga qeybgalaya Shir Madaxeedkii 26-aad ee Afrika+Sawirro

Madaxweynaha oo Addis Ababa uga qeybgalaya Shir Madaxeedkii 26-aad ee Afrika+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In