Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo  ku xirnaa Seychelles oo la sii daayay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo  ku xirnaa Seychelles oo la sii daayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Sare ee Sishilis (Seychelles) ayaa sii daaysay Shan dhallinyaro Soomaali ah, kadib markii lagu waayay wax danbi ah oo muujinaya inay Burcad-baddeed yihiin.

War ay baahisay Wakaalladda Wararka Seychelles News Agency, ayaa lagu muujiyey in Xeer-beegtida  Maxkamadda Sare ay sheegeen in markii Dhallinyarada Soomaalida laga soo qabanayay Badda aanan lagu helin iyagoo faraha kula jira wax sharci-darro ah, isla markaana aysan wadanin wax Hub ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shantan Dhallinyarada ah ayaa la sii daayay, isla markii ay Maxkamadda Sare ee Sisihilis maalintii shalay ay ku dhawaaqday inaysan wax Dembi ah gelin, waxa lagu soo edeeyayna aanay waxba ka jirin.

Qareenada difaacaysay dhallinyaradan ayaa la bedelay Sedex jeer, taasi oo keentay dib u dhaca Dhegeysiga Dacwadii loo haystay.

Xafiiska Qaramaa Midoobay ugu qaabilsan Ka hortaga Daroogada iyo Dembiyada ee loo soo gaabiyo UNODC  ayaa  waxay haatan  isku duwayaan dhamaan Dukumentiyada lama huraanka ah si Dhallinyaradaasi dib loogu soo celiyo dalkooda Hooyo.

Previous Post

Qofkii lahaa amarkii lagu dilay Madaxweynihii Haiti oo la shaaciyay

Next Post

Tirada dadka ku dhintay daadadkii ku dhuftay  Jarmalka oo kordhay

Next Post
Tirada dadka ku dhintay daadadkii ku dhuftay  Jarmalka oo kordhay

Tirada dadka ku dhintay daadadkii ku dhuftay  Jarmalka oo kordhay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In