Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La’aan Ah Wax Lagu baro Carruurta Danyarta Ah “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La’aan Ah Wax Lagu baro Carruurta Danyarta Ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyaradani oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka una istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxa ay ka hirgaliyeen xarun si lacag la aan ah wax loogu baro caruurtaasi, iyadoo dhalinyaradni ay ku midoobeen urur lagu magacaabo ururka mideynta Umadda Soomaaliyeed ee UHUMSO.

Mar aan booqanay xarunta wax ay ku bartaan caruurtaasi ayaa waxaa isoo jiitay sida ay ugu heelan yihiin horumarinta waxbarashadooda, waxaana xiligaasi ay qaadayeen heesta Soomaaliyeey Toos oo runtii qiiro wadaniyadeed I galisay sida quruxda badan ay u qaadayeen.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Mid ka mid ah dhalinyaradaasi u istaagay caawimaada caruurtaasi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Kaamil Cabdi oo aan wareysanay ayaa  sheegay in dhalinyaro Soomaaliyeed iyagoo ah ay is tuseen in muhiim ay tahay in aqoontooda ay ku garab istaagaan caruurta Soomaaliyeed ee danyarta ah ee aan iska bixin Karin qarashaadka laga qaado dugsiyada waxbarasho.

Caruurta Soomaaliyeed ee danyarta ah ee Waalidkoodu uusan awoodin in uu ka bixiyo qarashaadka laga qaado goobaha waxbarasho ayaa u baahan in xil la iska saaro waxbarashadooda, waxaana dhalinyaradani is xilqaamay iyo xaruumaha kale ee Muqdisho ku yaala kuwaa oo wax lagu baro caruurta danyarta ah ay tahay mid dhiira galin ah oo u baahan in dadaaladaasi la kordhiyo.

11045393_747902152020307_3818832765412112119_n 12274742_747902812020241_6353062186967096812_n 12278727_747902628686926_6859462886876856891_n 12294902_747902178686971_7326458332791757746_n 12295273_747902345353621_8033853610664894409_n 12295393_747902265353629_8294331127813163908_n 12295516_747902725353583_4434345495820839569_n 12308352_747902488686940_1960210785624243405_n 12308461_747902382020284_8190313273273756450_n 12308569_747902455353610_5694113574120565417_n 12310450_747902588686930_1822498006150685394_n 12310550_747902418686947_1066993892805002915_n 12310690_747902788686910_2333208343553717596_n 12311091_747902315353624_6512833366931123534_n 12313531_747902235353632_2088727955488826092_n 12313760_747902292020293_608522805554846902_n 12313815_747902708686918_7763350061073140985_n 12316602_747902665353589_5202610555571369475_n

20150710_113727[1] 20150710_113826[1]

?
?

20151015_093302[1] 20151015_093406[1] CAM01116[1] image_01-1[1]

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Mareykanka Kaga Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Boliiska Soomaaliya

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In