Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro baratay farsamada gacanta oo xaflad loo qabtay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro baratay farsamada gacanta oo xaflad loo qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu maamuusay qalin-jabinta 375 arday oo dhameysatay barnaamijyo kala duwan oo lagu barayay xirfadaha farsamada gacanta oo ay iska kaashadeen Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) iyo Hay’adda NRC ayaa ujeedkiisu ahaa in dhallinyarada la siiyo xirfado ay ku horumarin karaan noloshooda iyo fursadahooda shaqo.

Munaasabadda waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay wafdi ka socday WFP, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, oo ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug, Maxamed  Nuur Diini  Guddoomiyaha Gobolka Mudug, iyo Masuuliyeen kale “

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug, Maxamed  Nuur Diini ayaa khudbad uu ka jeediyey xafladda ku sheegay in ka Wasaarad ahaan ay sii wadi doono dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada iyo xirfadaha dhallinyarada si ay u helaan fursado shaqo oo waxtar leh. Wuxuu sidoo kale uga mahadceliyey hay’adaha WFP iyo NRC taageerada ay siiyeen ardayda, isagoo xusay in barnaamijkan uu yahay mid muhiim ah oo wax ka taraya kobcinta dhaqaalaha iyo nolasha dhallinyarada reer Galkacyo.

Dhammaan mas’uuliyiintii iyo marti-sharaftii kale ee xafladda ka hadashay ayaa ku nuuxnuuxsaday baahida loo qabo in la ballaariyo fursadaha noocan oo kale ah, si dhalinyarada Soomaaliyeed ay u yeeshaan xirfado ay noloshooda ku maareeyaan, kana qeyb qaataan horumarinta deegaanka iyo dalka.

Previous Post

Tartamayaasha Garbahaareey oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka

Next Post

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In