Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ku jira xeryaha magangelyo doonka ee dalka Netherland oo kulan afur ah loo sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro ku jira xeryaha magangelyo doonka ee dalka Netherland oo kulan afur ah loo sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland ayaa kulan afur ah u sameeyay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee magangalyo doonka ee dalka Netherland,

Kulankan afurka ah oo lagu qabtay magaalada Zwolle ee dalka Netherland ayaa waxaa ka qaybgalay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee magangalyo doonka ee dalka Netherland iyo xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Netherland.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Dhallinyaradii loo qabtay kulankan afurka ah iyo qeybaha kale ee ka qeybgalay ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland Cabdiqadir Cali Noone garab istagìisa iyo cawinta dhallinta Soomaalityeed, iyagoo ku booriyay in Guddoomiyuhui uu sii wado wax u qabashada Jaaliyadda iyo dhallinyarada ku jirta xeryaha qaxootiga ee dalka Netherland.

Gudoomiye Cabdiqaadir ayaa dhallinyada ugu baaqay in ay gacanta is qabsadaan, kana fogaadan waxkasta oo maandooriye ah iyo falalka dambiyada la xiriira, ayna si wanaagsana ula noolaadaan bulshada kale ku nool Netherland.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay nuqulka rasmiga cutubyada Dastuurka ee uu meelmariyay Baarlamaanka JFS

Next Post

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dadaalka dowladda ee dhameystirka dastuurka

Next Post
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dadaalka dowladda ee dhameystirka dastuurka

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dadaalka dowladda ee dhameystirka dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In