Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhammaan Maamul Goboleedyada dalka oo maanta laga diiwaan geliyay Kiisas cusub oo Covid-19 ah

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Dhammaan Maamul Goboleedyada dalka oo maanta laga diiwaan geliyay Kiisas cusub oo Covid-19 ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta guud ahaan dalka laga helay 85-kiis oo cudurka Covid-19 ah.

Wasaaradda ayaa sheegtay in dhammaan maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir laga helay kiisas cusub oo Coronavirus ah. Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Somaliland laga helay 29, Gobolka Banaadir 19, Galmudug 17, Jubbaland 14, Koofur galbeed 5 iyo Hirshabeelle oo 1 ruux ah.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saybarka(Cyber)

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saybarka(Cyber)

March 29, 2026

13 ruux ayaa ka bogsatay xanuunka 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaana u geeriyooday 3 qof.

Tirada guud ee kiisaska Covid-19 ee dalka ayaa ah 2,289, (laba kun laba boqol sideetan iyo sagaal) tirada bogsatay ayaa gaartay 431 (afar  boqol soddon iyo kow) halka tirada guud ee dhimashada ay tahay 82 (sideetan iyo labo) ruux.

Previous Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FURAY KALFADHIGA 7-AAD EE GOLAHA SHACABKA IYO AQALKA SARE”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo ka dhacay Gaalkacyo

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo ka dhacay Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo ka dhacay Gaalkacyo

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saybarka(Cyber)

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saybarka(Cyber)

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa daahfuray barnaamij tababar ah oo loogu talagalay shaqaalaha...

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ahna Ku-simaha Wasiirka oo xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha cusub

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ahna Ku-simaha Wasiirka oo xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha cusub

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ahna Ku-simaha Wasiirka, Mudane Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay taliyihii hore ee...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qayb galay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qayb galay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qabgalay furitaanka Shirka Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In