Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqaatiir baaritaan caafimaad u sameysay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhaqaatiir baaritaan caafimaad u sameysay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqaatiir ka socotay cisbitaalka Jaamacadda Banaadir ayaa maanta baaritaanno iyo daweeyn caafimaaf u sameeyay caruur ku jirta xarunta Dr Kadare ee degmada C/casiis.

Baaritaanka Caafimaad oo ay fuliyeen Dhaqatiirta ka socotay Jaamacadda Banaadir ayaa lagu ogaanayay xaaladda Caafimaad ee  Caruurta Darbi Jiifka ah ee lagu daryeelo Xarunta Marwadda Madaxweynaha Dalka  Sahra Cumar Xassan ay ka furtay Magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Mustaf Cabdiraxmaan Cali oo ka mid ah dhaqaatiirta fulineysa adeega caafimaad ayaa yri “waxaan ka baareynaa Caruurtaan cudurada faafa oo ay ka mid tahay oo ay ka mid tahay Qaaxadda, waxaan u wadnaa dawooyin lagu nafaqeynayo”

Qaar ka mid ah Caruurta maray baaritaanka Caafimaadka ayaa yiri “waxaan markii hore ku sugneyn xaalad xun Koolo ayaa dhuuqeynay lakiin hadda, waxaan heysanaa nolol wanaagsan, waa nala baaray, aniga madaxa iyo caloosha ayaa la iga hayaa”

Naleey Cali Tooxoow  oo ka mid ah Guddi Marwadda Madaxweynaha Dalka ay xilsaartay daryeelka iyo la socodka Caruurta Darbi jiifka ah ayaa ugu baaqday Hay’adaha inay ku deydaan Marwo Sahra Cumar Xassan.

“Hadda waxa ay caruurta ku dhow yihiin 100 Qof, waxaa la gaarsiinayaa Barnaamijkaan Dalka oo dhan sida ay balan qaaday Marwadda Madaxweynaha, waxaan ku baaqayaa in lagu deydo” ayeey tiri Naleey Cali Tooxoow.

Caruurtaan Darbi jiifka ahaa ayaa Xarunta ay ku jiraan ee degmada Cabdicasiis ku heysta nolol ka wanaagsan middii Darbi jiifka oo ay ku jireen, iyaga oo ku heysta Xaruntaan, cuno, Jiif iyo waxbarasho.

Previous Post

Tababar aqoon kororsi ah oo loo xiray shaqaale ka tirsan wasaaradaha dowladda

Next Post

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo horumarrada dowladda “Sawirro”

Next Post
Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo horumarrada dowladda “Sawirro”

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo horumarrada dowladda "Sawirro"

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In