Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqangelinta Go’aankii QM ee xabad joojinta Syria oo socda

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhaqangelinta Go’aankii QM ee xabad joojinta Syria oo socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xabad joojintan ay Golaha Ammaanka Qm ay ku baaqeeyn in laga dhaqangeliyo Syria ayaa ujeedkeedu yahay sidii looga fogaan lahaa waxyeelada dadka shacabka ah ee dalkaasi.

Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa go’aankaasi gaaray kadib shir deg deg ah oo ay k ayeesheen arrimaah Syria.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Quudada Bari ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray ee ku baaqaya in Suuriya oo dhan laga dhaqan geliyo xabad joojin aadamenimo oo soddon maalmood ah.

Kooxahan ayaa sameeyey  ballan qaad ah in ay ilaalin doonaan kolonyooyinka gargaarka sida ee geli doona goobtaa go’doonsan ee ku taal bariga magaalada Dimishiq ee caasimadda Syria,si loogu gurmado shacabka.

Waxaa lafilayaa in Goor dambe oo maanta ah madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, iyo ra’isal wasaaraha Jarmalka, Angela Merkel, ay dhaqan gelinta xabbad joojintan kala xaajoodaan madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin maadaama uu galaan gal xoogan oo ku leeyahay arrinta Syria.

Geesta kale Dan jiraha Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, Nikki Haley, ayaa sheegtay in ay ka shakisantahay in milatariga Suuriya u hogaansami doono xabad joojinta iyo in kale, waxa aanay sida oo kale ku dhaleecaysay Ruushka dib u dhaca in xabad joojintaa cod lagu meel mariyo.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Amiirka Qadar “Suuriya waxaa ka socda danbiyo ka dhan ah Aadminimada”

Next Post
Amiirka Qadar “Suuriya waxaa ka socda danbiyo ka dhan ah Aadminimada”

Amiirka Qadar “Suuriya waxaa ka socda danbiyo ka dhan ah Aadminimada”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In