Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Dhegeyso: Aqoonyahan Cabdulqaadir Bashiir oo sharxay habka deyn cafinta caalamiga

admin by admin
7 years ago
in Barnaamijyada, Wareysiyada
0
Dhegeyso: Aqoonyahan  Cabdulqaadir Bashiir oo sharxay habka deyn cafinta caalamiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhawaan Hey’adda lacagta aduunku waxa ay Sheegtay inay diyaarisay qorshe maaliyadeed oo looga tala galay deyn dhaafka Soomaaliya.

Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF ayaa Dowladda Soomaliya ku dhiiragalsiay dib u habeynta maaliyada iyo ka gudbida shuruudihii ku xernaa inta badan barnaamijka deyn cafinta.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Cabdulqaadir Bashiir Maxamuud oo ah aqoon yahan ku nool dalka Mareekanka ayaa wariyaha warbaahinta Qaranka ee dalka Mareekanka Cabdixakiin Cabdi Ismaaciil  uga waramay sida loo wajahayo shirka go’aan qaadashada cafinta deymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo dhacaya bilaha ugu horeeya ee sanadka soo aadan ee 2020 oo ay maalmo naga xigaan.

Halkaan ka dhegeyso

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/12/DHEGEYSI-WAREYSIGA-AQOON-CABDULQADIR-BASHIIR.mp3
Previous Post

Guddiga maamul u dhisidda Galmudug oo soo saaray Jadwal cusub oo doorasho

Next Post

Dood cilmiyeed ku saabsan hannaanka nidaamka Federaalka oo lagu qabtay madaxtooyadda Qaranka

Next Post
Dood cilmiyeed ku saabsan hannaanka nidaamka Federaalka oo lagu qabtay madaxtooyadda Qaranka

Dood cilmiyeed ku saabsan hannaanka nidaamka Federaalka oo lagu qabtay madaxtooyadda Qaranka

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In