Magaalaada Muqdisho ayaa sanadkii afaraad waxa ay marti galisay Bandhiga caalamiga ah ee buugaagta Muqdish, waxaa ka qeyb galay aqoonyahano Soomaali iyo ajaanib isugu jira oo ka kala yimid gudaha dalka iyo daafaha caalamka kuwaas oo soo bandhigay buugaag ay qoreen, hadaba Barnaamijka Wadajir ayaa eegaya waxyaabihii xiisaha lahaa ee Bandhigii buugaagta.
Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...






















