Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhibane Xamar Ku Xanuunsanaya Oo Deeq Lacageed La Gaarsiiyay “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dhibane Xamar Ku Xanuunsanaya Oo Deeq Lacageed La Gaarsiiyay “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdani lacageed oo ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Mareykanka oo ay ugu horeyso Safiyo Diiriye kana damqaday dhibane Cali C/llaahi Aadan oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho kaddib markii Warbaahinta Qaranka ay baahisay dhibaatada heysata Cali oo u baahan caawimaad dhab ah.

Dhibane Cali C/llaahi Aadan oo ku xanuunsanaya xaafadda Siliga Amerikanka Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir islamarkaana u ildaran xanuun dhinaca maqaarka ah oo dalka wax loogu qaban waayay ayaa la guddoonsiiyay deeqdaasi lacageed oo loo soo wakiishay Agaasimaha Radio Muqdisho C/rixiin Ciise Cadow, iyadoo deeqda ay eheyd 250 dolar oo wax ka mid ah noloshiisa wax ka badali doonto.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Dhibane Cali C/laahi Aadan oo xanuunkaasi u iladaran islamarkaana indhaha la’ ayaa ka mahadceliyay deeqda lacageed, isagoo sheegay in aad uu ugu faraxsanyahay kaalmada la soo gaarsiiyay, waxaana uu ka sheekeeyay dhibaatada heysata oo uu sheegay in cudurkani uu ildaranyahay muddo badan, islamarkaana uu codsanayo in gar gaar loo fidiyo.

Agaasimaha Radio Muqdisho C/rixiin Ciise Caddow oo deeqdaasi lacageed loo soo wakiishay ayaa sheegay kaalmadani in dhiiro galin ay u tahay dhibanahani islamarkaana muhiim ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay caawiyaan Dhibane Cali oo ay ku daydaan sida uu tilmaamay Caasho Diiriye iyo muwaadiniinta kale.

Agaasimaha Radio Muqdisho C/rixaiin Ciise Cadow ayaa waxa uu sheegay in warbaahinta Qaranka ay u taagantahay soo bandhigida dadka ku dhibaateysan magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka ee u baahan caawimaada maadaama ay jiraan dad Soomaaliyeed oo wehel u ah xanuuno dalka aan wax looga qaban Karin.

Haddaba Kala Xiriir Dhibanahaasi Teleefoon Number +25261-5529337

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/02/war-nuur-saciid-tahliil-deeq-lacag-radio-muqdisho.mp3

DSC06717

DSC06721

DSC06722

DSC06725

DSC06726

DSC06727

DSC06732

DSC06733

DSC06734
Sawir-Qaade.Farxaan Suleiman Daahir

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 23 02 2015

Next Post
RadioMogadishu_logo

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 23 02 2015

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In