Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhinacyada Ku Dagaalamay Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Loogu Baaqay in Ay Nabadda Qaataan “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dhinacyada Ku Dagaalamay Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Loogu Baaqay in Ay Nabadda Qaataan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Odoyaal,waxgarad,culumaa’udiin iyo dhalinyaro ku sugan dalka ayaa Kenya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud in ay u dhega nuglaadaan dadaalada nabadeed oo ay ka dhex wadaan odoyaasha iyo wax garadka.

Odoyaasha,waxgaradka iyo culumaa’udiinka ka hadlay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Xaaji Maxamed Xaashi,Shariif,Shiikh Bashiir Cilmi,Maxamed Xaashi iyo Shiikh C/laahi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu dambeyntii baaq nabadeed oo ka kooban dhowr qodob oo laga soo saaray kulanka ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Mahad Macalin Axmed.

Baaqa nabadeed ayaa waxaa ka mid ahaa in la tix galiyo nabadda iyo xabad joojinta ay odoyaashu kala dhex dhigeen dhinacyadii dagaalamay.

In loo dhega nuglaado dadaalka nabadeed oo ay wadaan odoyaasha iyo waxgaradka ku howlan arrimahaasi.

In laga fogaado in aysan dib u soo noqon dagaalo la mid ah kuwii dhacay maalmihii la soo dhaafay.

In laga shaqeeyo in loo celin lahaa shacabkii ka barakay deegaanadii uu dagaalka ka dhacay.

Picture 001 Picture 008 Picture 022 Picture 038 Picture 088

Dhinaca kale shalay ayaa sidoo kale odoyaal,waxgarad iyo dhalinyaro ku kulmay magaalada Nairobi waxa ay baaq kani la mid ah u direen dhinacyada ku dagaalamay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud,iyagoo ugu baaqay in dhinacyada dagaalamay ay xabadda joojiyaan oo ay nabadda qaataan.

Kulankii shalay ayaa sidoo kale laga soo saaray baaq nabadeed oo dhowr qodob ka koobnaa.

Picture 005 Picture 008 Picture 019 Picture 022 Picture 031 Picture 044 Picture 046 Picture 050 Picture 055 Picture 057 Picture 064

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo xilka la wareegtay

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In