Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhinacyadii Ka Qeybgalay Shirka Oo Bogaadiyay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Hiigsiga 2016-ka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhinacyadii Ka Qeybgalay Shirka Oo Bogaadiyay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Hiigsiga 2016-ka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhinacyada ka qeybgalay shirka Hiigsiga 2016-ka ayaa muujiyay sida muhiim ay u tahay in la dhameystiro howlaha uu huwanyahay hiigsiga 2016-ka iyo sida ay madaxda Soomalidu iyo qeybaha ku shaqada leh uga wada shaqeynayaan xiligani, iyagoo bogaadiyay horumarka lagu Tilaabsaday.

Wakiilka gaarka ah ee Q.midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Necholas kay oo wareysi siiyay Warbaahinta Dowladda  ayaa sheegay in Soomaaliya ku socoto xiligani waqtigii laga gudbi lahaa howshani hortaala ayna u gudbi laheyd dimoqraadiyad.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxay aheyd fursad weyn in shirkani ka dhaco Muqdisho islamarkaana Soomaaliya ay marti geliso, horay ayey u socotaa Soomaaliya, xiligii ay saboolnimada ka bixi laheyd ayaa la gaaray oo ay abuurmi lahaayeen fursado shaqo, Jawi amni, isfaham siyaasadeed, baahinta maamul wanaaga, iyo dar-dar gelinta howlaha dowladda” Ayuu Yiri Necholas Kay.

Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasna Sheikh Aadan ayaa sheegay inay muuqato yididiilo lagu dhameystiri karo howlaha harsan oo ay ka midyihiin dib u eegista dastuurka,sameynta maamulada gobolada aan weli loo sameyn, iyo gaarista doorashada.

Dhinaca kale Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa codkiisa ku biiriyay in xiligani aanay suurta gal aheyn in la qabto doorasho 1 qof iyo hal cod balse ay muhiim tahay in aan loo noqon wadadii hore.

Horey u socodka iyo wax qabsiga dadka Soomaaliyeed oo shirka laga bogaadiyay ayuu duqa maagalada Muqdisho Xasan maxamed Xuseen Muungaab waxa uu ka hadlay martigelinta caasimadda Soomaaliya ee shirkan maadaama kuwii ka horeeyay ay ka dhaceen dalka dibadiisa.

20157306357386747395258563 20157306357386749036745532 20157306357386750538808554 20157306357386752328771475 20157306357386756360791726 20157306357386758420664757 20157306357386762652162388

Previous Post

Dhaageyso barnaamijka Dhacdooyinka 30 06 2015

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In