Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha waddada isku xirta Dangoronyo iyo Eyl oo meel wanaagsan mareysa+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhismaha waddada isku xirta Dangoronyo iyo Eyl oo meel wanaagsan mareysa+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Waxaa Meel wanaagsan maraya dhismaha waddada isku xirri doonta Dagmooyinka Dangorayo iyo Eyl oo uu dhawaanahaan dhismahoodu socday iyadoo waddada ay hada marayso deegaanka qarxis oo kala bara dagmooyinka Eyl iyo Dangorayo .
Guddoomiyaha Guddiga dhismaha wada Eyl -Dangorayo Aadan Maxamed Ciise Gaadaale oo ay wehelaan xubno ka socday qaybaha Bulshada Hormuudna ay u ahaayeen dhallinyaro isu xil qaatay ka qayb qaadashada dhismaha wadadaasi ayaa booqasho indha indha indheyn ah ku tagay halka ay mareyso dhismaha wadadaasi.
Wafdigan ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweyay dagmada Dangorayo halkaasi oo ay hareeraha laamiga tubnaayeen bulshada dagmada dangorayo oo ay qayb ka yihiin maamulka dagmadaasi oo u heelanaa ka qayb qaadashada iyo ka mira dhallinta dhismaha wadada.
Duqa dagmada Dangorayo C/qadir Siciid C/rixmaan oo hadal kooban jeediyay ayaa shegay in ay aad ugu faraxsanyihiin dhismaha wadada  isku xiri doonta Dangorayo iyo Eyl wuxuuna bulshada deegaanadaasina ugu baaqay in ay ka qayb qaataana dhismaha wadada iyo la shaqaynta howl wadeenada shaqada hormuudka ka ah isagoo xusay in uu yaahy mashruucii ugu ballaarnaa ee abid soo mara deeganadaasi.
Guddoomiyaha Guddiga loo xilsaaray dhismaah wadadaasi  Aadan Maxamed Ciise Gadaale ayaa sheegay in reer Dangoroyo ay yihiin dad nasiib badan maaddama ay helaayan Waddo laami ah oo isku xirta Degmada Dangoroyo iyo Degmada Eyl.
gaadaale1 WADA1 WADO2 WADO4
Previous Post

Invitation for Bids

Next Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha maamulka Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo+Sawirro

Madaxweynaha maamulka Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In