Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha wajigii sedexaad ee wadada Genaraal Daa’uud oo bilaawday+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhismaha wajigii sedexaad ee wadada Genaraal Daa’uud oo bilaawday+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Saynab Yuusuf Wehliye ayaa kormeertay dhismaha wajigii sedexaad ee wadada Ganaraal daa’uud oo dib udhis balaaran uu ku socdo .

Wadada oo isku xerta isgoosyada Boondheere iyo Siinaay ayaana in ka badan 25 sano  helin dayactir waxaana haatan bilaawday laamigii la saarayay oo ay iska kaashanayaan maamulka gobolka Banaadir iyo ganacsato Soomaaliyeed .

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Guddoomiyaha degmada Boonddhere Saynab Yuusuf Wehliye ayaa sheegtay in wadadaan ay muhiim u tahay bulshada labada degmo ee Boondheere iyo wartabada waxaana sidoo kale ay sheegtay inay dhismahaan uu ka mid yahay dib u dhiska wadooyinka Caasimada.

“Waa qeyb ka  mid ah dhismooyinka wadooyinka caasimada hase ahaatee wadadaan waa marin muhiim u ah bulshada labada degmo ee Boondheere iyo Warta-nabada waana uga mahadcelineynaa maamulka gobolka banaadir iyo intii ka qeyb-qaadatay”ayay ku dartay Guddoomiye Saynab.

Qaar ka mid ah dad deegaanka oo ay ka mid ahaayeen odoyaal iyo dhallinyaro oo aan la dhaxqaadnay Mikrafoonka Warbaahinta Qaranka ayaa ka mahadceliyay inay loo dhiso wadadaan oo marin muhiim u ah nolosha iyo hormarka bulshada ku dhaqan labada degmo.

Guddoomiyaha Degmada Boonddhere Saynab Yuusuf Wehliye ayaa sidoo kale shacabka ugu baaqday inay illaaliyaan nadaafada wadada, maadaama ay ka jawaabeen cabashada ay ka qabeen taasi oo ku aadan bur burka ka muuqday iyo in gabi ahaanba uu hakad galay isku socodka gadiidka.

Wadada janaraal Daa’uud waxa ay ka mid tahay wadooyinka ugu muhiimsan caasimada hase ahaatee qeytaan isku xerta degmooyinka Boondheere iyo Warta nabada ayaa hadii la dhameystiro waxa ay soo kordhin doontaa ganacsiga iyo inuu fududaado isku socodka gadiidka dadweynaha oo haatan uusan ka jirin waxaana bulshadu ay soo dhaweeyeen in loo dhiso.

Tags: Dhismaha wajigii sedexaad ee wadada Genaraal Daa’uud oo dilaawday+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In