Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo oo Dhisayo Xabsi weyn+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo oo Dhisayo Xabsi weyn+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo ay wehliyaan masuliyiin ka tirsan dowladda Hoose ee Galkacyo ayaa maanta waxa ay Kormeer ay ugu Kuur galayeen ku tageen halka uu marayo dhismaha Xabsiga weyn ee Galkacyo kaasi oo dowladda Soomaaliya qeyb-ka qaadaneyo dhismahiisu

Masuulyiinka ayaa kormeer indho-indheyn ah ku sameeyay guud ahaan dhismaha billawga ah ee uu ka koobanayahay Xasiga waxaana ay sheegeen in magaaladu ay u baahanyahay xabsi weyn oo si casri ah ee loo dhiso maadaama haatan maxaabista lagu xero saldhigyada ku yaalla degmada.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Duqa degmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Bare oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in haatan maxaabiis farabana ay ku jiraan xaxsiyadda loona baahanyahay xabsiyo waa weyn oo lagu maareeyo dadka dambiilyaasha.

“Aad ayaan ugu baahanahayn inaan helno Xabsi maxaa yeelay waxaa jira maxaabiis garaban oo dambiyo culus galay hadana ku jira saldhigyada magaalada taasi oo aan suura gal aheyn waxaana aan soo dhaweyneynaa qorshaan lagu hirgalinayo Xabsigaan ayuu yuru duqa Xirsi Yuusuf Barre .

Dhismaha Xabsigaan ayaa ka mid ah mashaariic hormarineed ee dhawaanahaan ay wadeen Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug waana qorshe in badan laga soo shaqeynayay in magaalada loo helo Xabsi lagu maareeyo dadka galo dambiyada kale duwan oo aan lagu heyn karin saldhigyada.

Tags: Dhismaha Xabsiga Weyn ee Gaalkacyo oo billaawday+Sawirro
Previous Post

Sii-hayaha Ra’isul wasaaraha dalka oo kormeeray Dekedda Muqdisho+Sawirro

Next Post

Wasiir Xamsa: Khasaaro ayaa ka dhashay Dabeylo ka kacay Xeebaha Dalka

Next Post
Wasiir Xamsa: Khasaaro ayaa ka dhashay Dabeylo ka kacay Xeebaha Dalka

Wasiir Xamsa: Khasaaro ayaa ka dhashay Dabeylo ka kacay Xeebaha Dalka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In