Caasimadda Galmudug ee Dhusomareeb ayaa martigalineyso Madasha Arrimaha Beni’aadannimada ee Soomaaliya (๐๐ผ๐๐ป๐๐ฟ๐ ๐๐๐บ๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ – ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ) kaas oo 3-dii biloodba mar la qabto.
Shirka waxaa qabato Hay’adda SoDMA, iyadoo ay socoto qaban-qaabada kulanka.
Shirka ayqa 9-December 2024 ka dhaci doonaa Magaalo madaxda Galmudug ee Dhusamareeb.