Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib-u-habeynta Istaraatiijiyadda Xogta Caafimaadka Dalka Oo Laga Shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dib-u-habeynta Istaraatiijiyadda Xogta Caafimaadka Dalka Oo Laga Shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay waayadan waday dadaalo dib u habeyn ballaaran loogu samaynayo Istaraatiijiyad Xogta Caafimaadka ee dalka. Dadaalkan oo ay Wasaaraddu soo bilowday muddo hore ayaa waxaa maalmahan dalka ka socday shaqooyin arrintaa looga mira dhalinayo.

Wasaaradda iyada oo kaashanaysa Hay”adda Caafimaadka Addunka (WHO) ayaa waxay isbuucan ka bilowday dhammaan Dawlad Gobaleedyada latashiyo iyo shirar lagu qimeynayo heerka uu gaarsiisanyahay dhismaha nidaamka xogta caafimaadka ee dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Maanta oo bisha September ay tahay 12 ayaa waxaa dhammaan Dowlad. Gobaleedyadda Dalka ka socda booqashooyinka qaar kamida ah xarrumaha caafimaadka iyo shirar kala duwan oo loogu kuur galiyo heerka tayada xogta caafimaadka iyo sida loo aruuriyo loona kaydiyo.

Shaqada ayaa si toos uga socota magaalooyinka kala ah. Kismayo, Baydhabo, Dhuusamareeb, Garoowe, Jowhar iyo Muqdisho.

Xafiiska Xogta Caafimaadka ee Waaxda Siyaasadda iyo Qorshaynta ee Wasaaradda Caafimaadka heer Federal iyo heer Dowllad Gobaleed oo kaashanaysa khubaro ka socotay Haayada Caafimaadka Adduunka xafiisyadeeda EMRO iyo Soomaaliya ayaa si wadajir ah u wada  shaqada ka socota dhammaan goobaha aan soo sheegnay.

Istaraatiijiyadan ayaa marka la sameeyo waxaa qorshuhu yahay in loo isticmaalo sarre u qaaddida tayada xogta caafimaadka iyo in diyaaranta  siyaasadaha caafimaadka loo sameeyo si ku dhisan xogagaalnimo iyadoo la tixgelinayo  baahiyaha caafimaad ee kajira dalkeena Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Oo Qaabishay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In