Magaaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay Banaanbax balaaran oo lagu taageerayey midnimada Soomaaliya.
Banaanbaxa ayaa waxaa ka qabgalay boqolaal ka mid ah Shacabka reer Buuhoodle, kuwaasoo isugu soo baxay Garoonka Kubada Cagta ee ee Xabado.
Waxaana Banaanbaxayaasha la hadlay Mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo, oo Sheegay in ay tageersanyihiin dowladda federaalka Soomaaliya.