Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad baxyo ka dhan ah Al-Shabab oo ka dhacay Xudur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dibadbax looga soo horjeedo argagixisada Shabaab oo maanta ka dhacay Baydhabo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal shacabka reer Xuddur ayaa maanta ka qeyb galey banaan bax looga soo horjeedo weerarkii waxashnimada ahaa ee 14 kii bishaan ka dhacay Iskooska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaas oo lagu gumaaday boqolaal shacab Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan, hantidoodana lagu baabi’iyey.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Isu soo baxan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Dhalinyarada iyo Aqoonyahanada ee Degmada Xuddur ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahano, waxgarad, culimaa’udiin iyo dhamaan dhallinyarada degmada iyo nawaaxigeega ku nool, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ka dhan ah Al-Shabaab.

Shacabka maanta banaan baxa dhigayey ayaa waxa ay muujinayeen sida ay uga ka go’an tahay in ay la dagaalamaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab, ayna ciidamada gacan ku siin doonaan halka ay ku dhuumaaleynayaan argagixisada Al-Shabaab.

Dhinaca kale magaalada Xuddur maanta waxa lagu tukadey Salaad Roobdoon oo ay soo abaabuleen culimaa’udiinka magaalada.

 

 

Previous Post

Halkuu marayaa Gurmadka deg deg ah ee loo sameynayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe?

Next Post

Qoysas ku nool deegaan hoostaga Degmada Beledweyne oo laga deyrinayo xaaladooda nololeed

Next Post
Qoysas abaarta ka soo barakacay oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Kaxda

Qoysas ku nool deegaan hoostaga Degmada Beledweyne oo laga deyrinayo xaaladooda nololeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In