Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Mandheera

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Mandheera
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya,  kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen dad saarnaa gaari shibil ah, iyagoo dilay labo qof, shan kalena dhaawacay.

Dibadbaxayaasha ayaa socod ku maray qaar ka mid ah wadooyinka magaaladaasi iyagoo ku qeylinayay hadallo ka dhanka falka ay ciidamada Kenya ku dileen dadka rayidka ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in dadka la dilay looga shakiyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, balse waxaa hadalkaasi beeniyay guddoomiyaha degmadaasi Cali Roba, oo sheegay in dhibbanayaasha ay ahaayeen rakaab caadi ah, isla markaana aanay jirin wax caddayn ah oo la xiriira inay walxo qarxa ku wateen gaariga.

Gudoomoyaha degmada Mandheera Cali Roba ayaa sheegay inuu tagay goobta falku ka dhacay, wuxuuna sheegay inuusan walxo qarxa ku arkin gaariga, isagoo ciidamada ku eedeeyay iney si ula kac ah u dileen dadkaasi rayidka ah.

Milateriga Kenya ayaa sheegay gaarigaasi ay saarnaayeen walxo qarxa balse dadweynaha eer Mandheera oo dareenkooda ku muujiyay dibadbaxaasi ayaa si kulul u beeniyay halka ka soo yeeray booliiska Kenya.

Previous Post

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wadaaga wax soo saarka kheyraadka dalka

Next Post

Darawalki Osama Bin Laden oo ku geeriyooday dalka Yemen

Next Post
Darawalki Osama Bin Laden oo ku geeriyooday dalka Yemen

Darawalki Osama Bin Laden oo ku geeriyooday dalka Yemen

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In