Thursday, October 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Guddoomiyihii Maxkamadda sare oo xilka laga qaaday “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Digreetan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi Ilka xanaf iyo guddoomiyihii Racfaanka maxkamadda gobolka banaadir Xasan Cali, iyadoo xilka Guddoomiyaha Maxkamada sare loo magacaabay Dr Ibraahim Iidle Suleymaan,

Munaasabad kooban oo lagu dhaarinayay mudanaha cusub lagugana qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa waxa ka qeyb galay Madaxweynaha dalka, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno, taliyeyaasha ciidamada booliska, Nabad sugidda iyo masโ€™uuliyiin kale.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Cumar Maxamed Cabdulle oo ah lataliyaha dhanka sharciga ee Madaxweynaha, isla markaana saxaafadda u akhriyay.

โ€œWuxuu xeeriyay qodobka 1aad, laga bilaabo taariikhda marka uu Madaxweynaha saxiixo, waxaa shaqadii garsoor laga fariisiyay Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda sare Abuukaate Ceydiid ilka xanaf oo 81 jir ah, Guddoomiyaya Racfaanka gobolka Benaadir Xasan Cali oo 73 jir ah, waxaa loo magacaabay xilka Guddoomiyaha maxkamadda sare Dr Ibraahim Iidle Suleymaan, xilka banaan ee gudoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka benaadir, waxaa si KMG ah u sii haynaya, garsooraha ugu darajada sareeya oo sharci ahaan xilkaasi qaban kara, ilaa laga magacaabayo Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka, Xukuumadda iyo golaha shacabka waxaa la farayaa inay si deg deg ah u dhisaan golaha adeega garsoorka, lana waafajiyo dastuurka KMG ah ee dalka iyo sharciga dhismaha golaha adeega garsoorkaโ€ ayuu yiri Cumar.

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka Dr Ibraahim Iidle Suleymaan oo ka hadlay munaasabadda markii la dhaariyay kadib ayaa sheegay in haddii adeega garsoorka dalka uu hagaago ay inta kale hagaageyso, isla markaana codsaday in lala shaqeeyo.

โ€œWaxaa inta badan la tilmaamaa,. Marka laga hadlayo garsoorka, dadku waxa ay rabaan cadaalad, hayโ€™adkasta oo dalka ka dhisan waxa ay bulshada u hayaan adeeg, loona baahanyahay cadaalad, marka waxaan ku weynahay inaan cadaaladda xoogga saarnoโ€ ayuu yri Guddoomiyaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa golaha adeega garsoorka ayka midtahy tiirarka dowlanimada, waxaana guddoomiyaha cusub u rajeyneynaa guul iyo in uu sare u qaado adeega garsoorka.

Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee dalka Dr Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa ah masโ€™uul aqoon durugsan u leh habmaamulka dawliga iyo dejinta sharciyada, kaasi oo ay horyaalaan howlo adag oo u baahan in uu isbadal ku soo kordhiyo adega garsoorka.

Halkan ka dhageyso Digreetadaย 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/05/Codka-Degreetada.mp3
Previous Post

Beeraleyda gobolka Shabeelaha dhexe oo ku howlan tacabka beeraha

Next Post

Wasaaradda batroolka oo ka hadashay xog uruurin la xiriira dhul badeedka

Next Post

Wasaaradda batroolka oo ka hadashay xog uruurin la xiriira dhul badeedka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In