Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diiwangelinta barokacayaasha Yeman oo sanadkan hoos u dhacay

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Diiwangelinta barokacayaasha Yeman oo sanadkan hoos u dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan ay ka soo baxay Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM), ayaa lagu sheegay in Todobaadyadii la soo dhaafay, tirada qoysaska Yemeniyiinta ee ku barokacay gudaha dalkaasi ay hoos u dhacday in ka badan 40%.

IOM, ayaa warbixinteeda ku sheegtay in la diiwaangeliyay, intii u dhaxaysay January 29 ilaa 4 February, 66 qoys oo keliya, taas oo muujineysa hoos u dhacii ugu badnaa ee laga diwaan geliyo barakacayaasha Yaman, tan iyo markii uu bilowday dagaalka dalkaasi ka jira.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Warbixinta ayaa tilmaantay in waxii ka horeeyay bilowga sanadkaan, bil kasta gudaha dalkaasi laga diwaan galin jiray bishii qoysas ka badan 1000, warbixinta ayaa intaa ku dartay in gobolka Marib oo ahaa halka ugu badan ee barakacayaasha laga diwaan galiyo, bilahii la soo dhaafay laga diwaan galiyay wax ka yar 40 qoys.

Bayaanka Hay’adda Socdaalka Adduunka  ayaa lagu xusay in inta badan kiisaska barakaca ay ka iman jireen gobollada Xudeyda, Ticis, iyo Ma’rib, kuwaasi oo sida ku cad warbixinta bilahii la soo dhaafay laga diwaan galiyay tiradii ugu yareed ee qoysaska ku barakacay gudaha dalkaasi Yeman.

Previous Post

Ciidanka Booliska oo toogtay Nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta

Next Post

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah

Next Post
Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In