Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaar garowga Bisha Ramadaan iyo Suuqayada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Diyaar garowga Bisha Ramadaan iyo  Suuqayada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan  oo noogu  harsantahay  maalmo  kooban ayaa waxaa  bulshada soomaaliyeed  diyaar garow ugu jiraan  soo dhaweynta Bisha barakeysan ee ramadaan  waxaana suuqyada magaalada Muqdisho laga dareemayaa diyaar garowga Bisha Ramadaan oo ah bil aad u kheyr badan

Dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada  Muqdisho ayaa waxaa ay ku mashquulsanyihiin  iibsiga raashiinka noocyadiisa kala duwan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

sii ay ugu diyaar garoobayaan soo dhaweynta bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana mashquu  laga dareemayaa  qeybaha kala duwan suuqyada magaalada muqdisho,hadii ay ahaan laheyd qeybaha  qudaarta, oo Bisha Ramadaan ay aad u isticmaalaan bulshada  iyo qeybta Timirta, oo ah mida  ay dadku si weyn u isticmaalaan  Bisha barakeysan ee Ramadaan  waxaana sidoo kale ay dadku u iibsanayaan  hilibka oo  dadku ay u isticmaalaan siyaabo kala duwan inta lagu guda  jira bisha barakeysan ee Ramadaan

Sidoo kale waxaa waxaa sarakac laga dareemayaa qiimaha raashiinka  noocyadiisa kala duwan  sida  bariiska burka  timirta caanaha  hilibka salliida  iyo qudaarta noocyadeeda kala duwan

Qaar ka mid ah ganacsatada qudaar iibisa  ayaa ka hadlay soo dhaweynta diyaar garowga bisha barakeysan ee Ramadaan ay ugu diyaar garoobayaan .

Waa ganacsade iibiya hilibka  wuxuuna ka hadlayaa qiimaha hilibka la iibiyo xilligan iyo bisha Ramadaan wax yaabaha is badela

Previous Post

Wasiiru Dowladaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabada lagu xusayay maalinta dhallinyarada 15-ka may

Next Post

Xildhibaan Ludfi Shariif oo loo doortay Xoghayaha Joogtada ah ee Guddiga kheyraadka Baarlamaanka Afrika

Next Post
Xildhibaan Ludfi Shariif oo loo doortay Xoghayaha Joogtada ah ee Guddiga kheyraadka Baarlamaanka Afrika

Xildhibaan Ludfi Shariif oo loo doortay Xoghayaha Joogtada ah ee Guddiga kheyraadka Baarlamaanka Afrika

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In