Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad caawa fiidkii ku dhacday duleedka Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarad weyn oo nooca rakaabka ah ayaa caawa fiidkii ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye.

Taliye ku xigeenka saldhigga Booliiska ee degmada Afgooye Laba xidgle Cabdullaahi Xaaji ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in diyaaraddaasi ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo Afgooye wuxuuna intaasi ku daray in dadkii saarnaa oo ka koobnaa Lix qofood oo ajaanib ah ay ka soo badbaadiyeen diyaaradaasi iyagoo bedqaba.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale taliyaha ayaa xusay in durbadiiba ay gaareen halka diyaaraddu ku dhacday ciidamada booliiska iyo kuwa Daraawiishta, wuxuuna xusay in bur bur weyn uusan soo gaarin diyaaraddaasi.

“Ciidamada ammaanka Afgooye ayaa markiiba gaaray halka diyaaraddu ku dhacday waxaana ka soo saarnay lix qofood oo mid ka mid ah uu soo gaaray dhaawac fudud, duuliyihii diyaradda ayaana ka mid ah dadkaasi oo dhamaantood ah ajaanib, sidoo kale ciidamada AMISOM ayaa goobta soo gaaray mana naqaano cidda iska leh diyaaradda” ayuu yiri taliyaha.

.Diyaaradda ayaa dhacday abaaro  todobadii iyo barkii fiidnimo ee caawa.

Wixii ku soo kordha halkan kala soco

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA XUSKA MAALINTA CALANKA

Next Post

Daawo sawirrada: Diyaaraddii caawa ku dhacday nawaaxiga degmada Afgooye

Next Post
Daawo sawirrada: Diyaaraddii caawa ku dhacday nawaaxiga degmada Afgooye

Daawo sawirrada: Diyaaraddii caawa ku dhacday nawaaxiga degmada Afgooye

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In