Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad sida Maxaabiis oo goor dhaw ka soo degaysa Muqdisho

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Diyaarad sida Maxaabiis  oo goor dhaw ka soo degaysa Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muddo sanado ah oo uu ku xirnaa xabsi kuyaala Dalka Itoobiya kadib ayaa Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) waxaa laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya,iyadoo lagu wado in laga soo dejiyo Wariye Muudey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Waxaa kusugan garoonka diyaaradaha Muqdisho mas’uuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya,iyo suxufiyiin,kuwaasi oo qaban qaabinaya soo dhaweynta wariyahaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mar uu la hadlaya warbaahinta ayuu sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu xoriyadiisa dib u helo, maadaama muddo badan uu ku xirnaa dalka Itoobiya,iyadoo sii deyntiisa ay ku timid dadaal ay sameysay Dowladda Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa lagu wadaa in maanta ay Muqdisho soo gaaraan qeybtii 2-aad maxaabiis ku xirnayd Jaziiradda Seychelles ,kuwaasi oo dhawaan xoriyadooda dib u heley.

Dhawaan waxaa soo gaarey magaalada Muqdisho ilaa 7 kamid ah maxaabiistaasi,kuwaasi oo laga soo daayay xabiyo kuyaala Dalkaasi Seychelles.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya

Next Post
Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya

Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In