Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Duqeeyay Degaan Horjooge Al shabaab ka tirsan uu ku sugnaa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradaha aan cidna wadin ee Droneska ee Mareykanka ayaa xalay saacdu geeska afrika markii ay ku beegneyd weerar dhinaca cirka ah ku qaaday meel duleydka ka ah deegaanka saakow oo ka tirsan gobolka jubada dhexe ee koonfurta soomaaliya.

Weerarka ayaa wararku waxa ay sheegayaan in lala bartilmaameedsaday horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka tirsan laakiin lama sheegin magaca qofka la weeraray.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wazaaradda difaaca ee dowladda mareykanka war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in ay howlgal military ka fuliyeen xalay meel u dhow deegaanka saakow oo ka tirsan gobolka jubadda dhexe ismarkaana uu ahaa howlgalkaasi mid lagu bartilmaameedsanayay horjooge kooxaha argagxisada ka tirsan.

Waaxda difaaca ee mareykanka ee Pentagon,ka oo aanu sheegin qofka sida rasmiga ah weerarkaasi loogu bartilmaameedsanayay iyo magaciisa ayaa warkeeda qoraalka ah ku sheegtay in bartilmaameedka rasmiga ah uu ahaa horjooge howdka deeganadaasi ku dhuumaaleysanayay.

Afhayeen u hadlay wazaaaradda difaaca ee mareyknka oo warsaxaafadeedka soo saaray in ay wadaan baaritaano iyo qiimeyn ku saabsan wareerkii dhinaca cirka ahaa oo ay ka fuliyeen deegaankan ka tirsan gobolka jubada dhexe qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay iyo magaca shaqsiga sida rasmi loogu bartilmaameedsaday.

Waaxda difaaca ee mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in ay qiimeynayaan natiijada howlgalka islamarkaana ay bixin doonaan macluumaad intan ka badan waqtiga dhow,waxaana dowladda mareykanka diyaaradaheeda Drones,ka ay dhowr jeer weeraro lagu bartilmaameedsanayay horjoogayaal ka tirsan kooxda al shabaab ka fuliyeen deegaano ka tirsan koonfurta soomaaliya.

Previous Post

DAAWO MUUQAALKA sida uu u dhacay Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ee Qaahira

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In