Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaradaha Ka Shaqeynaya Gobolada Dalka Oo Sii Kordhaya “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Diyaaradaha Ka Shaqeynaya Gobolada Dalka Oo Sii Kordhaya “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay diyaarad cusub oo ku soo biireysa diyaaradaha ganacsiga ee rakaabka ah islamarkaana isaga kala goosha gobolada dalka, iyadoo diyaaradani oo ah nooca 120-ka lagu magacaabo Star Som

Axmed Daahir  Nuur oo ka mid ah maamulka diyaarada Star Som Air  oo aan kula kulanay garoonka Aadan Cabdulle Aadan Cadde ayaa sheegay in sababta ay ugu dhiiradeen diyaaradani ka shaqeyneysa goollada dalka in ay tahay markii ay isu furmeen Bulshada oo dhan, loona baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay helaan adeegyada ay u baahan yihiin.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Diyaaradda Star Som Air ayaa safarkii ugu horeeyey u aaday magaalooyinka Gaalkacyo iyo Beladweyne, waxaana ay sameyn doontaa fursado kale oo ay dadku ku geyso deegaannada ay u baahan yihiin. iyadao xafiisyo ka hirgalinaysa adeegyadeeda  ay ka heli doonaan degmooyinka gobolada dalka iyo caasimada  waana diyaradii ugu horeysay oo duulimaad toos ah ka bilowda  muqdisho iyo garoowe, waxaana markii raaci kara 30-ruux.

Nabadda iyo horumarka dalka Soomaaliya sannadihii u dambeeyey  ka jiray waxa uu noqdey mid sii xoogeysta oo isu keenna bulshada gobollada iyo deegaanna dalka, taas oo kor u qaadey muraalka dadka daneeya wax soo saarka, sida maalgelinta iyo ganacsiga dalka gudahiisa ah.

IMG_6013 IMG_6014 IMG_6015 IMG_6016 IMG_6018 IMG_6019 IMG_6020 IMG_6022 IMG_6025 IMG_6026 IMG_6030 IMG_6034 IMG_6046 IMG_6048 IMG_6049 IMG_6060

Sawir Qaade:Qadar Cali Nuur

Previous Post

Daawo Sawirada Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Xariga Ka Jartay Xarun Lagu Xanaaneynayo Caruurta Darbi Jiifka Ah

Next Post

M.weynaha Maamul gobaleedka Puntland Oo La Kulmay Saraakiisha Ammaanka iyo Maamulka Magalada Galkacyo(Sawirro)

Next Post
M.weynaha Maamul gobaleedka Puntland Oo La Kulmay Saraakiisha Ammaanka iyo Maamulka Magalada Galkacyo(Sawirro)

M.weynaha Maamul gobaleedka Puntland Oo La Kulmay Saraakiisha Ammaanka iyo Maamulka Magalada Galkacyo(Sawirro)

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In