Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee 5ta sano oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee 5ta sano oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur, ayaa maanta soo xiray kulan lagu diyaarinayay Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banadir ee 5ta sano soo socota (2021-2025).

Kulankan oo socday muddo 3 cisho ah ayaa si wayn loogu lafa guray qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee shanta sano ee soo socota, si loo helo istaraatiijiyad ku saleysan Waxbarashada Gobolka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Shirka oo ay soo diyaariyay Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadaha ee Agaasimaha Guud Waxbarashada Gobolka Banadir ayaa intii uu socday waxaa diyaarinta qorshahan istiraatiijiga ah ka qayb galay hawlwadeennada Agaasinka iyo xeel-dheerayaal bahda Waxbarashada Gobolka Banaadir laga soo xulay.

Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur, ayaa ka mahadceliyay ka qeybgalayaasha kulanka iyo qodobada muhiimka ah ee ay ka soo saareen shirka oo ku saleysan tayaynta Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Previous Post

Wasiirka Gargaarka iyo wafdi ay hogaamineyso oo kormeeray xeryaha barakacayaasha Buula-burte “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kulan muhiim ah la qaadatay Hay’ado caalami ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kulan muhiim ah la qaadatay Hay’ado caalami ah “SAWIRRO”

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kulan muhiim ah la qaadatay Hay’ado caalami ah “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In