Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Donald Trump oo loo caleema saaray musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Mareeykanka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Donald Trump oo loo caleema saaray musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Mareeykanka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Republic-kanka Donald Trump ayaa xalay soo xaadiray shirweynaha xisbiga ee ka dhacayay garoonka Quicken Loans ee magaalada Cleveland halkaas oo loogu caleemo-saaray musharraxnimada madaxweyne ee xisbiga.

Mr. Trump ayaa shacabka ka qeybgalay shirweynaha u sheegay in uu aqbalay musharraxnimada madaxweyne ee xisbig uuna yahay nin u taagan adkeynta dastuurka iyo kala dambeynta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxa uu weeraray haweeneyda la tartameysa ee xisbiga Dimuquraadiga ee Hillary Clinton oo uu sheegay in siyaasadda ay ku duuleyso ay tahay mid dhimatay.

“Wadajir, waxaan dib u geyneynaa xisbigeena aqalka cad”, ayuu yiri Mr. Trump.

Waxa uu aad uga hadlay muhaajiriinta soo gasha dalka Mareykanka, arrimaha argagixisada, waxaana uu sheegay in uu gudaha Mareykanka uu usoo deyn doono oo keliya dadka jecel dadka iyo dhaqanka Mareykanka.

Waxa uu sheegay in uu dhisayo “darbi” adkeeya amniga dadka iyo dadka Mareykanka.

trumpcalemo trumpcalemo1 trumpcalemo2 trumpcalemo3

Previous Post

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi “SAWIRO”

Next Post

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku Kulmay- SAWIRRO

Next Post
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku Kulmay- SAWIRRO

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku Kulmay- SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In