Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood cilmiyeed ku saabsan doorashadii ka dhacday dalka oo lagu qabtay Sudan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dood cilmiyeed ku saabsan doorashadii ka dhacday dalka oo lagu qabtay Sudan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyeed  ay soo agaasimeen  Midowga sharciyaqaannada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan ayaa  lagu qabtay dalkaasi Sudan.

Doodda ayaa diiradda lagu saarayay doorashadii  habka dimuquraadiyadeed u dhacaday taa oo ka qabsoontay magaalada Muqdisho laguna doortay madaxweene Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo”  waxaana  dooddaasi ka qeyb qaatay maamulihii hore ee jaamacadda caalamiga ah ee Ifriiyiqa Dr. Xasan Maki iyo, Dr. Cabduqaadir \cali Guullane oo ah u qeeybsanaha  dhaqanka hiddaha iyo tacliinta sare ee safaaradda  Soomaaliya ee dalka Sudan,  iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dr. Cabduqaadir Cali Guullane ayaa sheegay in Soomaaliya ay u talaabsatay dhanka horumarka  darsi lama iloobaan ahna u dirtay wadamada Afrika iyo madaxda carabta qaar oo inta badan si dimuquraadiyad ah xilalka isugu wareejin.

Dhanka kale guddoomiyaha Midowga Sharciyaqaannada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan Salaad Cowseey oo isna goobtaasi ka hadlay ayaa tibaaxay in aysan dhicinin  madaxda  Afrika ee  xilal kala duwan ka soo qabatay dalalkooda  oo heer madaxweene soo gaaray haddana si dimquraadiyad leh isugu wareejiyay xilka  aysan ka dhicin Africa inteeda badan, Soomaaliyana taas horseed u noqotay  oo sadaxdii madaxweene  madaxweenaha la doortay iyo labadii ka horeesayba inta gacmaha isqabsadeen  si nabad galyana xilalka isugu wareejiyay.

Midowga sharciyaqaanada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa ballan qaaday in ay sii laba jibaaridoonaan doodaha nuucan oo kale ah ee lagu shiilayo maskaxda aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suudan talooyinkoodana ay u gudbin doonaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo jihooyinka ay quseeyso.

 

Previous Post

Guddoonka golaha shacabka oo kormeeray hoolka ay ka dhaceyso caleema saarka Madaxweynaha

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Muqdisho lagu Caleemasaarayo

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Muqdisho lagu Caleemasaarayo

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Muqdisho lagu Caleemasaarayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In