Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood Cilmiyeed ku saabsan shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dood Cilmiyeed ku saabsan shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyeedkani maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Ximan iyo Xeeb, Galmudug, Ahlusunna waljamaaca, Aqoonyahano iyo qeybaha kale ee bulshada, waxaana looga dooday habsami u socodka shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud, sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha jira iyo xalinta cabashooyinka jira.

Dood cilmiyeedka ayaa waxaa furay madaxwayne ku xigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed-nuur, isagoo sheegay inay muhiim tahay doodan loona baahan yahay in had iyo jeer la badiyo wadatashiga bulshada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Xasan Maxamed Hayl ayaa isna furitaanka doodan ka sheegay in ay ka soo bixi karaan talooyin wax ku ool ah.

Intaasi kadib aqoonyanada kulankani hagayay ayaa gudagalay inay ka doodaan qaabka shirku uu u socdo iyo talooyinka ay ku biirinayaan.

Dr C/qaadir Maxamed Geedi oo ka mid ah aqoonyahanada dood cilmiyeedka ayaa yiri”

“Fursadaha la heysto waxaa ka mid ah in dhamaan qeybihii shirkan ka qeyb gali lahaa ay xaadir yihiin oo ay Cadaado joogaan, oo ma jirto cid gabi ahaanba shirkan cid kabaxday oo qaadacday, cabasho waa jirtaa”

Dood cilmiyeedkan oo maalinta beri ah la soo gabagabayn doono ayaa la filayaa in laga soo saaro talooyin wax ku ool ah oo xoojineysa  habsami u socodka shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud.

DSC04456 DSC04459 DSC04462  DSC04467 DSC04470 DSC04471 DSC04472 DSC04473 DSC04476 DSC04478 DSC04479 DSC04481 DSC04483 DSC04485 DSC04488 DSC04490 DSC04494 DSC05590 DSC05592 DSC05594 DSC05597 DSC05600 DSC05604 DSC05605 DSC05609

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdi Diirshe

Previous Post

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin “Sawirro”

Next Post

Wasiirka Haweenke Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gaartay Gaalkacyo “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Haweenke Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gaartay Gaalkacyo “Sawirro”

Wasiirka Haweenke Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gaartay Gaalkacyo “Sawirro”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In