Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood ku saabsan Dastuurka Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dood ku saabsan Dastuurka Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay bulshadu kaga doodayeen qabyo qoraalka Dastuurka maamulka Mudug iyo Galgaduud ee maanta lagu qabtay Cadaado  ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Guddiga farsamada, iyadoo ay ka soo qaybgaleen ilaa 60-ruux oo qaybaha bulshada ka kooban.

Cusmaan Ciise Nuur Taardhuleed oo ka mid ah guddiga farmsada ayaa furay kulankan ay bulshadu kaga doodayeen qabyo qoraalka Dastuurka, waxaana uu sheegay in guddigu uu kala tashanayo dastuurka bulshada labada gobol ka hor inta ay Ergada shirwaynuhu gacanta u taagin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ubax Muuse oo ah mid ah bulshada maanta ka doodaysay  nuqulada uu ka koobanyahay Dastuurka ayaa sheegtay in uu Dastuuru xuquuq ka qaybgalka siyaasadda siinayo Haweenka, islamarkaana ay u aragto si wanaagsan, balse loo baahanyahay in wali laga sii doodo.

Magaalooyinka kale ee Mudug iyo Galgaduud sida C/waaq, Gaalkcyo iyo Xeraale ayaa doodahan oo kale ka socdaan si bulshada looga tala galiyo Dastuurka ay yeelanayaan.

DSC05005 DSC05010 DSC05011 DSC05012 DSC05014 DSC05018 DSC05019 DSC05020 DSC05025 DSC05026 DSC05027 DSC05028 DSC05029 DSC05030 DSC05031 DSC05035 DSC05036

Maxamuud Cabdi Diirshe “Cadaado”

Previous Post

Kaalinta bulshada iyo xoojinta ammaanka Dhageyso

Next Post

Wasiir Maareeye “Halaga qeyb qaato todobaadka xoriyadda oo ah maalmo nagu weyn”

Next Post
Wasiir Maareeye “Halaga qeyb qaato todobaadka xoriyadda oo ah maalmo nagu weyn”

Wasiir Maareeye “Halaga qeyb qaato todobaadka xoriyadda oo ah maalmo nagu weyn”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In