Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood Ku Saabsan Sahanka Tirakoobka Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Socota Iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta Oo Su’aalla Ka Jawaabaya “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood ku saabsan Sahanka Tirakoobka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayna ka qeyb galyeen qeybaha kale duwan ee bulshada ayaa hadda ka soconeya magaalada Muqdisho, iyadoo ka qeyb galayaasha doodaasi ay su’aalla ka weydiinayaan sahankaasi mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta.

Dooda oo ah mid aad kulul ayaa dadka ka qeyb galaya barnaamijkaasi waxa ay yihiin kuwo ku kala aragti duwan sahanka Tirakoobka Soomaaliya ee la sameeyay, waxaana sahankaasi sameeyay sedex jaamacadood ee maamulad dalka ka jira sida mas’uuliyiinta wasaaradda qorsheynta ay sheegeen.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Ujeedada guud ee barnaamijkani ayaa waxa uu yahay in ay fahmaan bulshada Soomaaliyeed Sahanka Tirakoobka Soomaaliya, waxaana su’aalaha ka qeyb galayaasha barnaamijkaasi ugu jawaabaya Nuur Axmed Wehliye oo Ah Madaxa Kooxda Sahanka ahna la taliyaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Axmed Cilmi oo ka mid ah mas’uuliyiinta Wasaaradda.

Nuur Axmed Wehliye oo ka hadlay sahankaasi ayaa dul istaagay in muhiimad gaar ah uu u leeyahay dadka Soomaaliyeed, wuxuuna bulshada ka codsaday in arinkani ay ku gacansiiyaan.

10906048_869132669832902_4920254359755286781_n 11738054_869132806499555_8454062762030428746_n 11742708_869132743166228_80597005955554781_n 11745438_869132626499573_9034074523068671274_n 11751797_869132779832891_58906173594560975_n

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Gaarka Ah Ee NISA Oo Ku Dilay Duleedka Baardheere Horjoogayaal UGUS AH

Next Post
Ciidamada Gaarka Ah Ee NISA Oo Ku Dilay Duleedka Baardheere Horjoogayaal UGUS AH

Ciidamada Gaarka Ah Ee NISA Oo Ku Dilay Duleedka Baardheere Horjoogayaal UGUS AH

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In