Dooddan oo halku dhigeedi uu ahaa sida dalka loo gaarsiin karo doorasho xor ah sanadka 2016, ayadoo ay ka qeyb qaadanayaan dowladda iyo Bulshadda Somaaliyeed iyo warbaahinta ayaa lagu qabtay hotelka SYL ee magaaladda Muqdisho, taasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda,Β suxufiyiin, ururradda bulshadda raiydka ah iyo qaar ka mid ah madaxda jaamacadaha dalka.
Inta Β ay socatay doodda ayaa waxaa lagu falanqeeyay hannaankaΒ dalka loo gaarsiinkaro doorasho xor ah sanadka 2016-ka, waxyaabaha u qabsoomayΒ dowladda ee hiigsiga ,iyo sida looga gudbi karo caqabadaha ku horgudban hiigsiga 2016-ka.
Markii ay soo dhamaaday doodda ayaaΒ Cabdi Qaasim Macalin Axmed ooΒ ka mid ahaa ka qeybgalayaasha doodda waxa uu faah faahin ka bixiyay waxyaabaha diirradda lagu saaray isagoo tilmaamay in ay natiijo wanaagsan ka soo baxday doodda taasoo ku saleysan sidii loo gaari lahaa hiigsiga 2016-ka.
” runtii waxay muujiyeen talooyinΒ kala duwan aye soo bandhigeenΒ sida loo gaari karo cid walbo ka hadashay doorashayin sida u dhaci kartaΒ rajooyinΒ kal duwan ayaa laga muujiyayΒ waxaan filayaan in dooda noocan oo kale ahΒ in doodaha noocan oo kale ayaan wadaynaaΒ hada wax uu si guud u quseeyayΒ sida dalka doorasha ugu dhaci karto doorashada dhacaysa waa mid ceykee ah waaye waxanΒ keeni doonanaa mid ka hadlayso dastuurka aana keeni doonaΒ masuulayiinta wasaaradda dastuurkaΒ federaalkaΒ gudiyada anagoo ka soo qeybgalin doonaΒ dowladdaΒ warbaahinta iyo ururadda bulshadda rayidka ” ayuuyiri Cabdi qaasin Macalin Axmed.
Agaasimaha WasaaraddaΒ Cadaaladda ee Dowladda Somaaliya Maxamed Caabi XasanΒ oo ka mid ahaa masuulayiinta ka qeybgalay dooda ayaa sheegay in wasaradda cadaaladda ay ka mid tahay wasaaraddaΒ Β qeybta ka ah in dalka ay gaarsiiyaan doorashayinka , cod
:wasaardda garsoonka iyo dastuurka oo anaga madalaynin waxaana qeyb ka nahayΒ hiigsiga sanadka 2016 dowladda somaaliyaΒ ay qorshaynaysoΒ in dalka ay ka dhacdo doorashooyin xur ah Dastuurka la qeyba tiroΒ maamul gobaladyeedaΒ dhismahaΒ hada socdaΒ in la dhameystiro isla markaana haadan la dhameystiroΒ gudigaΒ doorshooyinka .:
Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamuud oo ka mid ah madaxadiiΒ goobjooga ka ahaydΒ Β dooda ayaa way diiday kaalin intee leg ayaa looga fadhiyaanΒ Golaha sharci dajintaΒ in ay ka qaataanΒ Β dalka in ay kaΒ dhacdo doorasho 2016 cod
βwax yaabaha lagu gaarayoΒ 2016Β lagu gaarayaΒ waxyaabaha kala rabo baarlmaanka waxa ka mid ahΒ shuurcidii axsaabta siyaasadeedΒ sharciga uu ku shaqayn lahaaΒ gudigayaddaΒ madaxa banan ansaxintooda waa kaalinta ugu muhiimsanΒ ay Baarlamaanka ay ku lee yahiinΒ wxaana aamisanahay in shaqooyinkaasi in ay wadaanΒ sida aad ogsoon tahay baarlmaanka waxa hadaΒ horyaalaΒ gudiyada doorashooyinka iyo xaduudahaΒ waxa qeybta ugu muhiimsanΒ eeΒ laga rabo dowladda 2016 kaΒ Barlaaamkanka .
DadkaΒ falayn qeeyaΒ arimaha siyaadda ayaa sheegay in dowladda somaaliya ayΒ qeyb ka mid ahΒ ay gaartayΒ tubta higsiga sanadka 2016 balse dhinaca kaleΒ markaa eegto dowladda waxyaabaha lagamaΒ maarmaanka u ahΒ in dalka Β ay gaarsiisoΒ waxa ka mid ah doorshooyinΒ Β xur ah qabya tirka Dastuurka hergalinta Β sharciyadda doorashooyinkaΒ iyo arimo kale oo muhiim ah .















































