Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada labada guddoomiye ku xigeen oo ka bilabanaya Muqdisho

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Doorashada labada guddoomiye ku xigeen oo ka bilabanaya Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta golaha shacabka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow hadii alle idmo, waxaa ka bilaaban doonta doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaas iyo ku xigeenka labaad.

Xildhibaanada, korjoogtada iyo saxaafadda ayaa ku sii qul qulaya xarunta golaha shacabka, iyadoo ammaanka magaalada Muqdisho guud ahaan gaar ahaan xarunta golaha si weyn ay u adkeynayaan ciidanka amniga.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ayaa waxaa ku tartamaya lix musharax oo kamid ah golaha waxayna kala yihiin;

1.Jeylaani Nuur Iikar.

  • C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.
  • Faarax Sheekh C/qaadir.
  • Khaalid Macow C/qaadir
  • Saciid Xuseen Ciid.
  • Khadiija Maxamed Diiriye.

Sidoo kale, xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad  ee golaha shacabka ayaa  waxaa ku tartamaya 10 Musharax:-

  • C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.
  • Mahad Cabdalla Cawad.
  • Burhaan Aadan Cumar.
  • C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)
  • Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.
  • C/wali Maxamed Qanyare.
  • C/laahi Goodax Barre.
  • Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
  • C/raxmaan Ibraahim Aadan(Ibbi)
  • Maryan Axmed Haaruun

Hadba meesha ay wax marayaan waan idin soo gudbin doonaa insha’alah.

Previous Post

Madaxweynaha dalka oo hambalyo u diray guddoomiyaha baarlamaanka

Next Post

Doorashada guddoomiye ku xigeenada oo bilaabatay

Next Post
Doorashada guddoomiye ku xigeenada oo bilaabatay

Doorashada guddoomiye ku xigeenada oo bilaabatay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In