Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland,ayaa waxaa manta mar kale si rasmi ah uga bilowday Doorashooyinka Aqalka Hoose oo in muddo ah ku jiray hakad .
Doorashada oo iminka ka socota Garowe ,ayaa waxaa maanta lagu tartamayaa 7-kursi oo mid ka mid ah uu goor-dhow ku guuleystay Xildhibaan Maxamed C/laahi Faarax oo helay 49-cod.
Doorashoada Aqalka Hoose ee ka socota Puntland,ayaa maraya heer gabagabo ah, waxaana lagu wadaa in la soo gunaanado todobaadkaan.