Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Doorashada Aqalka Hoose oo markale ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa maanlinkii labaad waxaa ka soconaya doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ammaanka magaalooyinkaasina si weyn loo adkeeyey.

Aadan Kismaayo Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Jubbooyinka ayaa ku soo waramay in magaalada Kisamaayo ay maalintii labaad la sii guda geli doorashada aqalka Hoose, waxaana maanta loo fadhiyaa in la doorto 12 kursi oo ka mid ah aqalka Hoose ee baarlamaanka, iyadoo shalay la doortay 7 kursi .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in gelinka hore ee maanta la qosheeyay in la doorto ilaa iyo lix mudane, halka lixda kale la doonayo in la doorto gelinka dambe ee maanta.

42 Xildhibaan laga doonayo inay ka soo baxaan doorashooyinka aqalka Hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland uga qeyb galaya baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya.

Sidoo kale magaalada Baydhaba ayaa waxaa ka soconaya doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka oo maanta lagu wado in la doorto 8, mudane, maadaama shalay ay soo baxeen 7 Xildhibaan oo uu ku jiray Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Koonfur Galbeed Siraajii Sheekh Isxaaq ayaa ku soo waramay in si aad ah loo adkeeyay amniga goobaha ay ka dhaceyso doorashooyinka.

Tirada guud ee kuraasta Aqalka Hoose ee xubnaha ka imaanaya Koonfur Galbeed ayaa ah 69 kursi.

 

Previous Post

Natiijooyin horudhac ah oo ka soo baxaysa doorashada Madaxtinimada Mareykanka

Next Post

Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo kormeeray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab”SAWIRRO”

Next Post
Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo kormeeray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab”SAWIRRO”

Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo kormeeray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab"SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In