Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada guddoomiye ku xigeennada golaha shacabka oo haatan socota

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Doorashada guddoomiye ku xigeennada golaha shacabka oo haatan socota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa haatan Teendhada Afisiyooni ka socota diyaar garowgii u danbeeyay ee doorashada guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka Soomaaliya iyo ku xigeenka labaad sida xalayto ay ku ballameen guddiga hirgelinta doorashada Aqalka hoose.

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka hoose ayaa waxaa u sharraxan 10 xildhibaan, halka ku xigeenka labaadna ay u sharraxan tahay 7 mudane.

Guddiga doorashada guddoonka aqalka hoose ayaa sheegay inay ka go’an tahay maanta dhammaystirka guddoonka, si maalmaha soo socdo ay u guda galaan qaban-qaabada doorashada madaxweynaha hoggaamin doona dalka afarta sanno ee soo socota.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Kalfadhiga maanta ayaa lagu wadaa inuu guddoomiyo, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay loo doortay Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Sheekh Aadan Madoobe oo loo doortay guddoomiyaha golaha shacabka

Next Post

Xildhibaan Sacdiyo oo loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad halka Abshirow loo doortay G.Ku-xigaanka 2aad BFS

Next Post
Xildhibaan Sacdiyo oo loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad halka Abshirow loo doortay G.Ku-xigaanka 2aad BFS

Xildhibaan Sacdiyo oo loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad halka Abshirow loo doortay G.Ku-xigaanka 2aad BFS

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In