Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta Cadaado ka dhacaysa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta Cadaado ka dhacaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenka koowaad ee Madaxweynaha, iyadoo ay  u tartamayaan musharrixiin aad u badan.

Qaban qabada Doorashada oo si der der leh u socota ayaa wariye Maxamuud Cabdi Diirshe oo ku sugan degmada Cadaado si toos ahna ula socda halka ay wax marayaan ayaa soo sheegaya in si wey loogu diyaar garoobay in any maanta dhacdo Doorashada Madaxweynaha cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug uu yeelan doono.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Musharrixiinta  ugu cad cad ee u tartamaya  inay ku soo baxaan Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ka mid ah illaa iyo lix musharrax oo kala ah  Cabdikariin Xuseen Guuleed,  Axmed Cabdisalaan Aadan ,  Axmed macallin Fiqi iyo qaar kale halka musharrixiinrta kale ee u taagan inay qabtaan kuxigeenka Madaxweynaha  ay iyana garayaan lix musharrax.

Wixii warar ah ee ku soo kordha  Arrimaha Doorashooyinka mamulka Gobolada Dhexe Dib ayaan idin kala socod siin doonnaa halka ay wax marayaan iyo wixii la xiriira Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka “Dhageyso”

Next Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka

Next Post
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In