Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee gobollada Waqooyi oo 7 Xildhibaan laga doortay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee matalaya Gobolada Waqooyi oo maanta markale ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la doortay ilaa 7- Xildhibaan oo kala ah Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye , Aaamino Cumar Jaamac, Cilmi Maxamuud Nuur ,Feysal Cumar Guuleed , Maryan Maxamuud Ciise Saalax Axmed jaamac iyo Nuuriyo Aadan Ciise

Xildhibaanada maanta la doortay oo saddex kamid ah ay haween yihiin ayaa intooda badan ahaa siyaasiyiin hore ugasoo tirsanaa Baaralamanka Federaalka Somaaliya.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Hadaba xubno katirsan Guddiyada Heer federaal ee hirgelinta doorashooyinka dadban iyo kuwa Gobolada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada iyo sida ay ud hacday.

Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi xayir Maareeye oo maanta marjkale Xildhibaan loo doortay ayaa u mahadceliyay ergadii dooratay, isagoo sheegay in doorashadiisa ay u dhacday si cadaalad ah.

Qaar ka mid ah Xidldhibaanada kale ee maanta loo doortay inay kamdi noqdaan Xubnaha Aqalka Hooose ee Baarlamanka Somaaliya, isla markaana matalaya Gobolada Waqooyi ayaa dhankooda soo dhaweeyay sida ay doorashad u dhacday, waxayna balanqaadeen inay waxqabad la imaan doonaan.

 

 

 

Previous Post

Madaxda IGAD oo ammaanay doorashooyinka Soomaaliya ka socda “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey tacadiyada ay la kulmi jireen Haweenka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey tacadiyada ay la kulmi jireen Haweenka “SAWIRRO”

Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey tacadiyada ay la kulmi jireen Haweenka "SAWIRRO"

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In