Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose oo caawa lagu soo gabo gabeeyay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ayaa caawa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka  Baay, halkaasi oo xarun KMG u ah dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee dalka.

Doorashada caawa la soo afmeeray waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Xasan Macalin Xuseen oo la tartamayay musharaxa kale ee isna lagu magacaabo Xasan Xaaji Ibraahim, waxaana ku guuleystay Xasan Macalin Xuseen oo helay 40 cod, halka Xasan Xaaji Ibraahim uu isna la yimid 10 cod.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Sidoo kale Xuseen Maxamuud Sheekh Badni ayaa cod aqlibiyad leh kaga guuleystay musharixii la tartamayay ee lagu magacaabo Cumar Cali Maxamed oo aan wax cod ah helin, halka Xuseen Maxamuud Sheekh Badni uu helay 50 cod.

Magaalada Baydhabo ayaa caawa lagu soo gabo gabeeyay doorashada xubanaha labada Aqal, iyadoo Aqalka Hoose laga soo doortay 69 Xildhibaan iyo Sideed Xildhibaan oo Aqalka sare.

Dhawaan ayaa lagu wadaa in la sameeyo xaflad lagu soo dhaweynayo dhameystirka xubnaha labada Aqal.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Ra’iisul wasaare Cumar oo soo jeediyey in la tixgaliyo mowqifka odoyaasha gobolada waqooyi

Next Post
Ra’iisul wasaare Cumar oo soo jeediyey in la tixgaliyo mowqifka odoyaasha gobolada waqooyi

Ra’iisul wasaare Cumar oo soo jeediyey in la tixgaliyo mowqifka odoyaasha gobolada waqooyi

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In